Maroodiga oo la ogaaday inay magacyo isugu wacaan

Your browser doesn’t support HTML5

Ugu danbeyntiina, daraasad cusub oo la sameeyay ayaa lagu oggaaday in xayawaanka maroodigu uu mid-ba midka kale ugu yeerro magacyo gaar ah. Sheekadan waxaa noo haya Xuseen Barre Aden.