Taariikhda ka dambeysa Dameerka iyo Maroodiga

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee ku timid in Maroodiga iyo Dameerka, ay kala noqdaan astaamaha siyaasadeed ee Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ee Mareykanka? Waxaa qoray; Yass Monem iyo Vanessa Johnston, waxaa tifaftiray Sharon Shahid, Mia Bush. Waxaa soo jeedinaya Ahmed Ali Sheikh.