Maxkamadda Yurub oo ganaaxday dalka Hungary

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda Sare ee Midowga Yurub ayaa Khamiistii ku xukuntay Hungary 200 milyan oo Euro kadib markii ay ku guuldareysatay inay raacdo sharciyada magangelyo doonka ee ururka.