Switzerland oo martigelinaya shir looga hadlayo xaaladda Ukraine

US President Joe Biden (C), Ajay Banga (R), President of the World Bank, and Italy's Prime Minister Giorgia Meloni attend the Partnership for Global Infrastructure and Investment Event during the G7 Summit at the Borgo Egnazia resort in Savelletri, Italy

Dalka Switzerland oo ah dal dhexdhexaad ah oo aan ka qayb qaadan dagaalada military ee adduunka ayaa maanta oo Sabti ah marti galinaya shir-madaxeed caalami ah oo loogu talagalay xal u helidda dagaalka Ukraine.|

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalaya madaxda in ka badan 90 dowladood oo ay Somalia ka mid tahay. Warbixintan waxaa inoo haya Xuseen Barre Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

WARBIXINTA BANDHIGA.m4a