Puntland oo diyaar u ah in xal laga gaaro khilaafka kala dhaxeya DFS.

Deni

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni oo ka qaybgalay furitaanka kalfadhiga 54-aad ee barlamaanka Puntland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin khilaafka siyasadeed ee ka dhaxeeya Puntland iyo dowladda dhexe.

Nux Muse Birjeeb ayaa warbixintan Garowe kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a