Netanyahu oo kala diray golihii dagaalka

Your browser doesn’t support HTML5

Sarkaal sare oo Israa’iil ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee AFP Isniinta maanta in ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu kala diray golihii wasiirrada ee dagaalka ka dib markii uu xilka iska casilay horaantii bishan hoggaamiyihii golahan Benny Gantz.