Burjikooyinka cimilada la jaanqaada

Your browser doesn’t support HTML5

Gaaska wax lagu karsado iyo tiknoolojiyada qaar ayaa ka mid ah waxyaabaha ugu badan ee dowrka ka ciyaara wasakhowga hawada ee Afrika. Laakin, halabuur ay la yimaadeen ganacsato ku nool Kenya ayaa suurageliyay in lasoo saaro burjikooyin ama shoolado la jaan-qaadi kara isbaddalka cimmilada.