Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda

Sii-hayaha safiirka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Cabdilatif Maxmuud Cali.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa ka warbixisay xaaladda jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Uganda, gaar ahaan dadka qaxootiga ah.

Sii-hayaha safiirka ayaa ka hadlay xiriirka diblamaasiyadeed ee u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda. Wuxuu arrimahaasi uga warramay, wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yasin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo ka warbixiyay xaaladda Jaaliyadda