Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay baabuurta

Booliska Soomaaliya

Taliska Booliska Soomaaliya ayaa soo saarey amar ay ku farayaan dadweynaha Muqdisho ee baabuurta leh in ay hubiyaan in gaadiidkoodu diiwangashan yahay isla markaana leeyahay Taargo ama caalamadda aqoonsiga baabuurta.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo direy wariyaheena Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Muqdisho oo amar ku soo rogay gaadiidka