Maxa sababa tahriibka dhallinyarada Soomaalida?

Tahriib

Muddo tobnaan sano ah, dhalinyaro Soomalia ah ayaa mar kasta u tahriiba oo naftooda ku biimeeynaya badda si ay u gaaraan dalal shisheeye oo ay u helaan nolol u dhaanta tii hore.

Haddaba maxay tahay sababta? Wariyaha VOA-da ee Nairobi, Yaasin Ciise Wardheere ayaa arrintaasi ka wareeystay, Abdirisaaq Sheikh Ali Siyad oo ah cilmi baare ku dhaqan Kenya wuxuuna ugu horeeyn weydiiyay waxa kenay in ay dhallinyaradu tahriibaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxa sababa tahriibka dhallinyarada Soomaalida?