Puntland ‘oo qabatay’ hogaamiye burcad-badeed

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku qabtay nin la sheegay inuu yahay madaxa koox burcad-badeed Soomaali ah oo bishii April madax furasho malaayiin dollar ah ku sii daayey markab ay afduubteen.