Loolanka Biden iyo Trump ee codka madowga

Your browser doesn’t support HTML5

Ayada oo Mareykanka maanta laga xusayo maalinta 19-ka Juun ee Juneteenth, oo ah maalintii uu addoonsigu ka dhammaaday Maraykanka taariikhdu markii ay ahayd 1865, ayaa musharaxiinta Joe Biden iyo Donald Trump ay la xiriirayaan codbixiyayaasha madow si ay taageeradooda u helaan.