Odayaasha dhaqanka oo ka walaacsan colaadda Galguduud

Odayaasha Dhaqanka iyo dadka nabadda jecel ayaa muujiyay sida ay uga walwalsanyihiin colaadda sokeeye ee dhawaan kasoo cusboonaatay qeybo ka mid ah gobolka Galguduud.

Haddaba, sidee ayay dhaqanku u xalliyaan colaadaha, su'aashaasi iyo kuwo kale ayuu Yaasin Ciise Wardheere weydiiyay mid ka mid ah nabaddoonada Soomaalida ee magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha Dhaqanka oo ka walaacsan colaadda Galguduud