Wararki ugu danbeeyay ee ololaha doorashada Britain

Ololaha doorashada dalka Britain ayaa meel sare maraya, xilli aad loo saadaalinayo in xisbiga mucaaridka uu si weyn ugu guuleysa doono doorashada bsha soo socota dhaceysa.

Wararki ugu danbeeyay ayay Sahra Cabdi Axmed ka wareystay, wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixafid Cawil Ismacil oo London jooga.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararki ugu danbeeyay ee ololaha doorashada Britain