Filippo Grandi oo maalinta qaxootiga ku xusay Sudan iyo Koonfur Sudan

Dhinaca kale, Madaxa sare ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Filippo Grandi ayaa maalinta qaxaatiga adduunka oo Khamiista ah maanta ku beegan ku xusay dalalka Sudan iyo South Sudan, halkaasi oo uu safar ku soo maray toddobaadkan, isagoo kusoo bandhigay xaaladda ay ku sugan yihiin malaayiin dad ah oo ku barakacay dagaallada.

Wariyaha VOA-da ee Qaramada midoobay Margaret Basheer oo kula hadashay New York ayaa warbixintaan noo soo dirtay. Waxaana noo soo koobaya Cabdulqaadir Maxamed Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Filippo Grandi oo maalinta qaxootiga ku xusay Sudan iyo Koonfur Sudan