Kuleyl darran oo ka jira Sacuudiga

Your browser doesn’t support HTML5

Kuleyl darran oo dhimasho horseeday intii uu Xajka socday ayaa weli ka jira dalka Sacuudiga. Weriyaha VOA Cabdulqaadir Zubeyr oo ku sugan Jeddah ayaan ka wareysanay.