Ciidamada Israa'iil oo duqeymo culus ka geystay Gaza

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israa'iil ayaa xalay duqeymo culus ka geystay deegaanno ku yaalla bartamaha marinka Gaza, halkaasi oo ay ku dileen saddex qof, ayna ku dhaawacmeen tobanaan kale, sida ay sheegeen dhakhaatiirta.