Horumarka qaxootiga Soomaalida ee Dhadhaab

Your browser doesn’t support HTML5

Xeryaha Dadaab ee dalka Kenya waxaa ku nol qaxooti ka cararay coladda Soomaaliya. Mid ka mid ah dhallinyarada degan Dadaab, oo lagu magacaabo Maxamed Mataan ayaa haatan dhallinyarada xeryaha bara xirfadaha dhijitaalka. Weriyaha VOA-da Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray Dadaab.