40,000 oo qaxooti ajnabi ah oo ku nool Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa shegtay in ku dhawaad 40,000 oo qaxooti ah oo ka soo cararay colaadaha Yemen, Suuriya iyo Itoobiya ay magangelyo ka heleen Soomaaliya. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa Muqdisho ku wareystay Safiya Xasan, madaxa hay’adda qaxootiga Qaranka.