Soomaali kale oo lagu maxkamadeynayo Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan Mareykanka ku nooshahay ayaa shan qof oo Soomaali ah lagu soo oogay dacwado la xiriira inay musuq-maasuqeen lacag uu gobolka ku bixiyo barnaamijka caafimaadka ee Medicaid.