Tirada dadka ku dhintay xajka oo kor u dhaaftay 1,000 qof

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada dadka ku dhintay xajka sanadkan ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, sida ay wakaaladda wararka ee AFP sheegtay Khamiista maanta ah.