Faaqidaadda: Sidee xal loogu heli karaan colaad beeleedyada Galmudug?

Galmudugfac

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan sida xal loogu heli karo colaadaha soo noqnoqday ee deegaanada Galmudug, ayada oo dhowaan colaado beeleed lagu dilay in ka badan 60 qof.

Waxaa magaalada Gaalkacyo ka soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Sidee xal loogu heli karaan colaad beeleedyada Galmudug?