Netanyahu oo rajo ka muujiyey inuu hub ka helo Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyanu ayaa maanta sheegay in ismaandhaafka kala dhaxeeya Maraykanka ee ku saabsan dib u dhacayada hubka dagaalka Gaza dhawaan la xalin doono.