Maxaa ka cusub ciidanka Itoobiya ee soo-galay Soomaaliya?

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamo Ethiopiaan oo seddex maalin ka hor ka soo talaabay xuduudda Soomaaliya ayaan maanta dib ugu laabtay Ethiopia. Ciidamadan ayaa la sheegay in maalin ka hor dib looga celiyay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.