Xaaladda nololeeda ee qaxootiga Burkina Faso

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Burkina Faso waxay uu hoy u yahay dad badan oo amni darada dalkaasi ka jirta ay barakicisay. Caasimadda Ouagadougou, qaar ka mid ah barakcaaasyah ayaa isku dayaya inay la qabsadaan shaqooyin ama ganacsiyo ay abuuraan halkii ay ku tiirsanaan lahaayeen gargaar.