Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Maamullada gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland iyo waxgaradka labada dhinac ayaa VOA u sheegay inay socdaan dadaallo lagu qaboojinayo dagaalkii u dhaxeyay laba maleeshiyo beeleed kaas oo sababay dhimashada 7 qof iyo dhaawaca in ka badan 15 labada dhinac ah.

Wariyaheena Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan nooga soo direy Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug iyo Puntland oo xal u raadinaya dagaal beeleed ka dhacay Mudug