Roobab khasaare gaystay oo ka da’ay Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Roob xooggan oo ku dhowaad 24 saac ah ka da’ayay Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay khasaare naf iyo hantiba leh, iyada oo uu maamulka Gobolka Benaadir sheegay in sidoo kale laga barakacay xaafadaha qaar. Warbixintan waxaa soo diray Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow.