Shirka iskaashiga EAC oo ka furmay Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shir weynaha xoojinta iskaashiga Ururka Bulshada Bariga Afrika EAC, kaasi oo muddo laba cisho ah ka socon doona magaalada.