Trump oo tuhmaya codeyn aan sharci aheyn

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo ah musharraxa lagu wado in uu xisbiga Jamhuuriga ku matalo doorashada madaxtinimada ayaa sheegay in dad ay si sharci darro ah uga codeeynayaan doorashooyinka Mareykanka, kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa soo galootiga ah.