Xuutiyiinta oo mar kale oo weeraray Markab

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar ay u badan tahay in Isniinta maanta ah ay qaadday fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa lala beegsaday markab marayay Gacanka Cadmeed oo aad uga fog inta badan goobihii ay Xuutiyiintu ku weerareen maraakiibta ee Badda Cas, sida ay saraakiishu sheegeen.