Nigeria oo la daalaa dhacaya dhibaatooyin

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Nigeria ayaa la daalaa dhacaya dhibaatooyinkii ugu darnaa ee nololeed muddo sanado ah, ayadoo QM ay saadilsey in 31 milyan oo Nigerian ah ay wajayaan gaajo daran sanadkan.