Rabashado xooggan oo ka dhacay Nairobi

Your browser doesn’t support HTML5

Booliska Kenya ayaa rasaas nool ku riday boqolaal qof oo mudaharaadayay, kuwaasi oo doonayay inay xoog ku galaan xarunta baarlamanka Kenya ee Nairobi, kana soo horjeeda sharciga maaliyadda. Hal qof ayaa la sheegay inuu dhintay. Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax.