Biden iyo Trump oo dood yeelanaya

Your browser doesn’t support HTML5

Musharraxiinta madaxtinimada Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa Khamiista ku kulmaya dood dhex mareysa kahor doorashada dhaceysa November. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.