Jabuti oo looga diyaar-garoobayo xuska maalinta xorriyadda

Caasimadda iyo magaalooyinka waaweyn ee Jabuti ayaa waxaa ka socda xaflado loogu diyaar-garoobayo xuska maalinta xorriyadda Jabuti, oo ku beegan 27-ka bishan June.

Warbixintan waxaa Jabuti kasoo diray, Ramadan Muse.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jabuti.m4a