Maxay salka ku haysaa xiisadda dalka Kenya"

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya waxaa ka socda dibad-baxyo xooggan oo looga soo horjeedo qorshaha dowladda ee canshuur kordhinta, ayada oo dad badan ay ku dhinteen. Haddaba waxa la isku hayo iyo sababta xaaladda ay faraha uga baxday, waxaan ka wareysanay Sandhool Axmed Geelle, oo fallanqeeya arrimaha Kenya.