Soomaaliya oo laga xusay maalinta 26-ka June

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya waxaa si weyn looga xusay munaasabadda 26-ka June oo ku aadan maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ee hadda loo yaqaanno Somaliland ay ka xorooboon gumeystahii Ingiriiska. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdicasiis Barrow.