Erdogan oo eedeyn u jeediyey Reer Galbeedka

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacada maanta ah ku eedeeyey awoodaha reer Galbeedka inay taageerayaan waxa uu ku sheegay qorshayaasha Israel ay ku weerarayso Lubnaan, isla markaana ay dagaalka ku faafinayso gobolka oo dhan.