Jamal Bowman oo doorashada looga adkaaday

Your browser doesn’t support HTML5

Jamaal Bowman oo ah xildhibaan ka tirsan cognresska Maraykanka si weyna u cambaareeyey Isreal ayaa looga adkaaday doorasho kala reebto ah oo lagu qabtay degmada16-aad ee gobolka New York oo uu matalayay. George Latimer oo taageera Israel ayaa Bowman kaga guuleystay doorashada.