Mareykanka oo u digay wasiirka difaaca Israel

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Mareykanka ayaa ku boorisay wasiirka difaaca Isreal oo Washington booqanaya in Isreal ay xal diblomaasiyad u raadiso arrinta ku aadan ururka Xizbullah. Warbixin ay diyaarisay weriyaha VOA Katherine Gypson waxa inoo soo jeedinaya Cabdixakim Shirwac.