Booliska Kenya oo howlgal ka billaabay Haiti

Your browser doesn’t support HTML5

Booolis ka socda dalka Kenya ayaa maanta si rasmi ah dalka Haiti uga billaabay howgal nabad ilaalin ah. Ra’iisul Wasaaraha Haiti ayaa wacad ku maray in maamulka ay dib ula wareegi doonaan iyagoo gacan ka helaya ciidamadan cusub ee Kenya ka yimid. Warbixintan waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.