Bandhigga VOA: Waxyaabaha kordhiya dambiyada dhallinyarada Soomaalida ee Reer Galbeedka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxyaabaha kordhiya dambiyada ay galaan dhalinyarada Soomaalida ee reer Galbeedka xilliga ay iskuuladu xiran yihiin iyo sida looga hortagi karo.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Waxyaabaha kordhiya dambiyada dhallinyarada Soomaalida ee Reer Galbeedka