Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Booliiska Kenya ayaa rasaas caag ah iyo sunta dadka ka ilmeysiisa ku furay dad mar kale dibadbaxyo ka sameeyay magaalada Nairobi. Dibadbaxaya ayaa dib u bilowday inkastoo madaxweyne William Ruto uu joojiyay canshuur kordhin uu sameeyay. Warbixintan waxaa soo dirtay Intisaar Saalax.