Biden iyo Trump oo dood yeelanaya caawa

Your browser doesn’t support HTML5

Musharaxiinta madaxtinimada Mareykanka Joe Biden iyo Donald Trump ayaa caawa si fool-ka-fool ah u yeellanaya dooddii ugu horeysay ee doorashada oo lagu qaban doono magaalada Atlanta. Weriyaha VOA Calla Yu ayaa warbixintan so dirtay, waxaa so jeedinaya Maxamed Cabdi Xasan.