Maxaa laga filan karaa doodda Biden iyo Trump

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa laga filan karaa doodda caawa ee Biden iyo Trump? Maxamuud Mascadde ayaa weydiiyay Cali Ciise oo taageersan xisbiga Dimoqraadiga, kana tirsan xafiiska Ilhaan Cumar iyo Feysal Deri oo xubin ka ah xisbiga Jamhuuriga ee Minnesota. Jawaabta koowaad waxaa ku hormaraya Cali Ciise.