Isku day afgambi oo ka dhacay Bolivia
Your browser doesn’t support HTML5
Laba ka mid ah hogaamiyayaasha ciidamada Bolivia ayaa xabsiga la dhigay ka dib markii askar iyo taankiyo ay isku hor-fariisteen afaafka hore ee xarumaha dowladda Arbacadii, taasi oo uu madaxweyne Luis Arce ku tilmaamay isku day afgambi.