FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali

Your browser doesn’t support HTML5

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Mareykanka iyo hey’adda FBI-da ayaa ku dhawaaqay Arbacadii shalay in shan qof lagu soo oogay dacwad ah inay laaluusheen mid ka mid ah xeer beegtidii loo xushay go’aan ka gaarista kiis loo heystay toddoba qof oo ka mid ahaa ilaa iyo 70 qof oo Soomaali u badan.