Maxamed Sh. Cismaan Jawaari oo aas qaran loo sameeyay

Jawaari

Allaha u naxariistee Guddoomoyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta lagu aasay qabuuraha Sheekh Suufi oo ku dhow Villa Soomaaliya.

Salaadda Janaazada ayaa lagula dukaday masjidka isbahaysiga, waxaana ka qayb galay Madaxweynaha Soomaaliya, Guddooonka baarlamaanka, Ra’iisulwasaaraha iyo xildhibaanada labada aqal.

Warbixintan waxaa Muqdishu ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka