Biden oo loo soo jeediyey in aanu tartamin

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa walaac ka muujiyey bandhigii madaxweyne Biden ee dooddii uu Khamiistii la galay madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, ayaga oo qaarkood u soo jeediyay madaxweyne Biden oo 81 jir ah uusan xilka mar danbe u ordin,.