Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne

Sawir keyd ah oo horey oo muujinaya qarax Beledweyne ka dhacay September 23, 2023.

Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe oo manta ah ka dhacay meel u dhow saldhig ciidamada ATMIS ay ku leeyihiin duleedka galbeed ee Baledweyne, sida uu sheegay gudoomiyaha maamulka magaalada Baledweyne Cumar Calasow.

Weriyaha VOA ee Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa qaraxan ka wareystay guddoomiye Cumar Calasow.

Your browser doesn’t support HTML5

Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne