Israa'iil oo xabsiga ka sii daysay madaxii isbitaalka Gaza

Israa'iil ayaa sii daysay madaxa isbitaalka weyn ee Gaza Isniintii taasi oo qayb ka ah sii daynta daraasiin Falastiiniyiin ah oo dib loogu celiyay Gaza si loogu daweeyo.

Warbxin ay arrintan ka qoreen Wakaladaha Wararka ee Reuters iyo Associated Press waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Israa'iil oo xabsiga ka sii daysay madaxii isbitaalka Gaza